Showing posts from November, 2022
Laakiin sow ma suurtowdo in ay saaxiibkaa kala ha. raan, illayn isma qabaane, ee aad markaas ka dib cid. la ka heshid? Haah.. Maxay u suurtoobi wayday.. Yaa-khey muu isaga haro!.. Tolow side uga reebtaa?! Calaa kulli xaal, qofta si fiican isu bar"…
Gabbalkii oo guduutay, gaashaanna u ekaaday, baa gebigii qarin lahaa ku sii hoobanaya.. Maalintii baa sii cararaysa.. Habeen carcartiisii gabaa ku daba jira.. Injineer Axmed Jaamac dariishad furan buu ka daawanayaa cilcillowga makhribka ee cirka iyo c…
«War dhagayso, waxaasi waa waxa dadka maan-gaabka ah caqliga looga xadee», hanuunintii buu ku bilaabay «dadkaan aad arkaysid, nin waliba wuxu u ordayaa dantiisa. Qaran garanka iyo waxaan qaran baa loo shaqaynayaa lagu leeyahay, afkaa lagu macay-sanay…
💫✨Wakhtigu cidna kuma joogsado,hadii aynaan nafteena u diyaarin fursadaha, waynu waynaynaa. Waxaan ka quusannaa oo kaliya marka aynaan haysan geesinimada iyo xirfadda loo baahan yahay si aan u wajahno caqabadaha iyo halganka fursadda la timaadda. …
Sida dhaqsaha badan ee islaamku u karaameeyay dumarka... Waqtigii nabi muxamada NNKH iyo asxaabtiisa ey kasoo laabteen cumratul qadaa ayaa maka na ey kasoo baxayen aya waxa kasoo daba orday gabar yar 6 ilaa 7 sano jir ah oo magaceeda la yiraahdo ca…