Ogow guuldaradu waa dhacdo ee maaha qof.


 ðŸ’«✨Wakhtigu cidna kuma joogsado,hadii aynaan nafteena u diyaarin fursadaha, waynu waynaynaa.

 Waxaan ka quusannaa oo kaliya marka aynaan haysan geesinimada iyo xirfadda loo baahan yahay si aan u wajahno caqabadaha iyo halganka fursadda la timaadda.

 In la is dhiibo had iyo jeer waa ikhtiyaar, waan ka quusan karnaa wakhti kasta oo aan dareemno, laakiin in aan garab istaagno oo aan wajahno dhammaan caqabadaha, cabsida, darxumada iyo halganka ka imanaya xaqiijinta himilooyinkeenna waxay u baahan tahay geesinimo, dulqaad.

 Markaa isku day oo sii wad isku day ilaa aad ka noqonayso qofka aad doonayso inaad noqoto.

 Ogow guuldaradu waa dhacdo ee maaha qof.  Waan ku guul darreysaneynaa taas macnaheedu waa inaan isku dayeyno.

 Guuldaradu waa lama huraan laakiin maaha dhamaadka.

 ðŸ‘‰Ha ka niyad jabin naftaada oo ku kalsoonow kartidaada aad kaga gudbi karto xaalad kasta oo kugu soo wajahan.💫✨

Post a Comment

Previous Post Next Post