Showing posts from December, 2022

SHEEKO GAABAN

Maalin maalmaha ka mid ah, waxaa diyaaradda ku jiray duulimaad ay ku jiraan dhakhtar, qareen, oday iyo ilmo yar, marka laga reebo duuliyaha.  Intii lagu guda jiray Duulimaadka ayaa waxaa cilad soo wajahday mid ka mid ah Matoorada, waxaana diyaarada …

SHEEKADII MARTIN GARNETT IYO ISBADALKII NOLOSHIISA

SHEEKO ============================= Martin Garnett wuxuu ahaa ganacsade Dalka ustaraaliya u dhashay oo ka ganacsada Daroogada. Booliiska Thailand ayaa sanadkii 1993-dii qabtay  isagoo raba inuu tahriibiyo 4.5 Kg oo daroogada heroin-ta ah.…

Guusha waa ka adkaan-shiyaha Naftu

Ka adkaan-shiyaha Naftu Waa Furaha Guusha waxa laga yaabaa in mashaakilka iyo dhibaatooyinka haysta qofka ay ka bilaabanto naftiisa intaanay cid kale is arag, kadibna ay u gudubto dadka ku hareeraysan, taasina waxay markaste ka timaadaa in uu qofku …

10 TALO EE GUUSHA WAXBARASHADA

1. Niyad Sami: Waxaa jiro farqi aad u weyn oo u dhexeeya kaliya inaad shahaado ama imtixaan aad wax u diyaariso iyo inaad si niyad sami leh oo aad u diyaariso, qofka markuu u niyad san u haayo waxa uu qabanaayo shaki kuma jiro inuu ku guuleeysana…

HANASHDA GUUSHA

Hanashada Guusha Nolosha  Nolosha qofka ibna adamka ah waxay ku salaysan tahay waxyaalo aad u badan. Sidaasi oo ay tahay qof walba oo ku dul nool gagida aynu ku dul uumanahay wuxuu ku taamaa oo uu jecelyahay in uu helo nolol aad u macaan isla markaa…

GUUSHA

Waa maxay Guusha?   Guushu Waa Helida dhamaan Waxaad Ka Doonayso Nolosha Amase Fulinta Qorshihii Aad Hore U Dajisatay, Islamar Ahaantaana Guushu Waa Adoo Kaca Aroortii Adoo Dareemaya Farxad Oon Aan Dareemayn Cidhiidhi Iyo Diiqad. Guusha Waa Wax La …

Load More
That is All